Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Al-Shabab Oo La Wareegtay Baardheere


24-June-2008
Warbixinta Catoosh - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Catoosh - Dhegayso (MP3) audio clip
Waraysiga guddoomiyaha gobolka Gedo - Soo rogo (MP3) audio clip
Waraysiga guddoomiyaha gobolka Gedo - Dhegayso (MP3) audio clip

[insert caption here]
Al-Shabab
Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka qabsadeen magaalada Baardheere iyo tuulada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, iyadoo aan iska horimaad halkaais ka dhicin.  Wariyaha VOA-da ee magaalda Baydhabo ayay dad goob-joogayaal ahi u xaqiijiyeen soo galitaanka kooxda Al-Shabaab ee magaalada Baardheere.

Guddoomiyaha degmada Baardheere, Maxamad Xirsi ayaa sheegay in maamulka degamadaasi uu yahay mid aan dhinacyada is haya midkoodna amar qaadan, balse ay yihiin maamul shacabka wakiil ah.

Dhinaca kale, wariyaha VOA-da Caasha Ibrahim (Cuud) ayaa waraysi ay la yeelatay guddoomiyaha gobalka Gedo Md. Xuseen Sh. Cabdi isaga oo ku sugan degmada Ceel-Waaq waxa uu u  sheegay in uusan wax xog ah ka hayn dhaq-dhaqaaqyadan, oo uu warka ka maqlay idaacadaha.  Si kastaba ha ahaatee waxa uu sheegay in maamulka degmada Baardheere uu hoos yimaado kiisa, balse uu xiriirka dhinaca isgaarsiinta oo aan fiicnayn ay sababtay in ayan wada hadlin maamulka degmada.

Warbxinta wariye Catoosh ka soo diray Baydhaba iyo waraysiga guddoomiyaha labadaba halkaan ka dhagayso.


 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Dagaalo ka dhacay deegaano u dhow xuduudda Kenya  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Wicida Dhageystayaasha  Audio Clip Available
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available