Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Yates: Waanu Ka Qayb-qaadanaynaa Fulinta Heshiiska


27-June-2008
Waraysiga Yohn Yates - Soo rogo (MP3) audio clip
Waraysiga Yohn Yates - Dhegayso (MP3) audio clip

John Yates
John Yates
Ergayga gaarka ah ee dawladda Maraykanka uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya John Yates ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dawladda Federaalka Ku meelgaarka ah Nuur Xasan Xuseen, kulankaasi oo ka dhacay magaalada Nayroobi.  

John Yates ayaa Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka Soomaaliga ee VOA-da uga warramay kulankaasi iyo waliba hirgelinta heshiiskii ay dhowaan dhinacyada isku haya Soomaaliya  ku gaareen dalka Jabuuti, isaga oo sheegay in dawladdiisu ay ka qaybqaadanayso fulinta nuxurka heshiiska.

Yohn Yates waxa uu soo dhaweeyay hadalkii ka soo baxay Isbahaysiga dib-u-xoraynta Soomaaliya ay ku diideen fariintii uu soo saaray hogaamiyaha Al-qaacida Abu Yaxya Al-Liibii taasoo uu ku duray heshiiska, isla markaana ku dhiiri-galiyaya mucaaradka in ay sii wadaan dagaalkooda.

Waraysiga, Haaruun Macruuf uu la yeeshay Md. John Yates halkaan isaga oo dhamaysiran halkaan ka dhagayso.


 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Dagaalo ka dhacay deegaano u dhow xuduudda Kenya  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Wicida Dhageystayaasha  Audio Clip Available
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available