Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Nin Soo Arkay Dadka Sanaag Lagu Haysto


03-July-2008
Warbixinta Nuunoow - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Nuunoow - Dhegayso (MP3) audio clip
Waraysiga Harun Ma'ruf - Soo rogo (MP3) audio clip
Waraysiga Harun Ma'ruf - Dhegayso (MP3) audio clip

BARI2
Puntland
Muddo 13 maalmood ah waxaa afduub loogu haystaa gobolka Sanaag dad ajaanib ah oo u dhashay dalka Jarmalka kuwaasoo kooxo burcad-badeed ahi ay ka soo qafaasheen xeebaha Soomaaliya.

Sida uu ku soo waramayo Cabdulqaadir Maxamed Nuunoow oo laanta Af Somaaliga ee VOA-da Boosaaso u fadhiya, waxaa soo kordhaya baaqyo dhinacyo kala duwan ka soo baxaya kuwaasoo looga codsanayo afduubayaasha inay si shuruud la’aan ah ku sii daayaan dadka ay haystaan.

Dhinaca kale, nin lagu magacaabo Aadan Cali Maxamed ayaa isaga oo ku sugan Badhan VOA-da u u sheegay in uu shan maalmood ka hor uu soo arkay dadkan lagu haysto buuraha Sanaag, xaaladdooduna ay fiican tahay. 

Haaruun Macruuf oo khadka telefoonka kula xiriiray Aadan ayaa waxa uu waydiiday halka uu ku soo arkay labadan qof ee u dhashay dalka Jarmalka.

Waraysiga oo dhamaystiran iyo warbixinta Nuunoow uu boosaaso ka soo diray fadlan halkan ka dhagayso.


 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Dagaalo ka dhacay deegaano u dhow xuduudda Kenya  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Wicida Dhageystayaasha  Audio Clip Available
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available