Codka Amerika SomaliVOA.com
 Wararka aad ku kalsoon tahay

Qoraal keliya
Search

Dagaalo Ka Dhacay Xudduudda Kenya Iyo Soomaaliya


07-September-2008
Warbixinta Sahra Axmed - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Sahra Axmed - Dhegayso (MP3) audio clip

qqax1

In ka badan 11 qof ayaa ku dhintay dagaal dhexmaray qabaa'illo wada dega deegaanka u dhaxeeya Ceel-Waaq iyo xuduudda Kenya.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyey, kadib markii xoolalayda deegaamadaasi isku qabteen dhul daaqsin ah. Dagaalka oo sidoo kale saameyn ku yeeshay isku socodka ayaa waxaa la sheegay inay sidoo kale ku geeriyoodeen laba ka mid ah ilaaladda xuduudda Kenya. 

Warbixinta  dagaaladaasi halkan ka dhagaysto.

 

 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Al-Shabaab oo La Dagaallamaysa Burcad-badeedda  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Dhacdooyinka Todobaadka: Siyaasadda iyo Burcad-badeedda
Cawayska Washington: Fankii Miyaa Lagu kula Tagay?  Audio Clip Available
Khilaafka Siyaasiyiinta iyo Kororka Budhcad-badeedda
Dagaal Khasaare Ka Soo Gaaray Al-Shabaab  Audio Clip Available
Nuur Cadde: Shirka Djibouti lama carqaladeyn karo.  Audio Clip Available
Islaamiyiin ku hanjabay inay Kenya weerarayaan  Audio Clip Available
Faarax Sindiko oo Masar ku geeriyooday  Audio Clip Available
Nuur Cadde: Madaxweynuhu xukunka ha iska casilo  Audio Clip Available
Bwakira: Wadahadal ayaan la wadnaa madaxda Soomaalida  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Gacmo Shisheeye ayaa Nagu Dhex Jira  Audio Clip Available
Xaggee Ku Dambeeyay Markabkii Saliidda?
IGAD oo Mowqif Adag Ka Qaadatay Soomaaliya  Audio Clip Available
Aadan Madoobe oo kulan degdeg ah ku baaqay.  Audio Clip Available
Axmed Cabdalla: Isjiid-jiidka siyaasadeed xal ma keenayo.
Markab Sucuudigu leeyahay oo la afduubtay
Xuseen Caydiid: Soomaalida arrimaheeda ha loo daayo  Audio Clip Available
Nuur Cadde oo Shaaciyay Liiska Xukuumaddiisa  Audio Clip Available
Puntland: Musharixiin Qaadacay Wareegto Madaxtooyo  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Qurbaha  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Xukuumadi Ma Jirto  Audio Clip Available
Dagaallo Ka Dhacay Degaanka War Ciise ee Jowhar  Audio Clip Available
Martida Makrafoonka: Cabdiraxman Macalln Baadiyoow  Audio Clip Available
Cawayska Washington Iyo Fannaankii Kuluc  Audio Clip Available
Madaxda Federaalka oo Isku Mari la' Dhismaha Xukuumadda  Audio Clip Available
Dhalinyaro lagu qisaasay Baydhaba.  Audio Clip Available
Nuur Cadde: Waan dhamaystiray dhismaha dowladda.  Audio Clip Available
Al-Shabaab oo Marka qabsatay.  Audio Clip Available
Wareysi Qareenka Maxbuuska Soomaaliga ee ku jira Guantanama  Audio Clip Available
Ceel-Waaq oo qax ka bilowday.  Audio Clip Available
Ciidanka Badda Hindiya oo Badbaadiyay Markab Ganacsi