 |
| Voice Of America |
Barnaamijka Wicida Dhageystayaasha oo ay soo
diyaarisay Asha Ibrahim Aden “Cuud”, waxaa todobaadkan marti ku ah oo ka jawaabaya su’aalaha ay
dhageystayaashu weydiinayaan Agaasimaha
Hay’ada Dib-u-dejinta Qaxootiga iyo Socdaalka
oo ah hay’ad xarunteedu tahay gobolka Utah ee dalka Mareykanka Mr. Adan Abdinur Bataar.