 |
| Voice Of America |
Barnaamijka faaqidaada todobaadka oo uu soo diyaariyay Mahamed Omar Ahmed Haydara, waxaan ku soo qaadanaynaa xubin aan uga hadlayno saameynta ay dalka Soomaaliya ku yeelan karto natiijada ka soo baxda doorashada Madaxweynenimo ee dalka Mareykanka, iyo waliba isbedelka ku iman kara siyaasdaa dalka Mareykanka ee ku aadan Soomaaliya
Dooda waxaa ka qeyb qaadanaya Mahamud Nuur Wardhere oo la shaqeeya Senator Minnesota laga soo doorto, Xuseen Samatar oo xubin ka ah ergada Dimoqraadiga ee gobolka Minnesota iyo Prof. Saciid Samatar oo ah barre jaamacadeed.